Kala Xiriir Dhaqaatiir Khubaro Ah
Dhaqtar.com waxay kuu sahleysaa in aad si fudud ula xiriirto dhaqaatiir gaar ah sida kuwa caruurta, haweenka, indhaha, lafaha, maqaarka iyo kuwo kale. Si degdeg ah ayaad ula xiriiri kartaa adigoo adeegsanaya WhatsApp.