Dooro dhaqtarka kugu haboon si aad uga badbaado isku marka isbitaallada badan iyo qarashka badan.!
Ka tag raadinta aan dhammaadka lahayn ee dhakhtar wanaagsan dhaqtar.com
waxay kuu sahlaysaa in aad si degdeg ah u hesho dhakhaatiir khibrad leh oo ku
takhasusay cudurrada carruurta, indhaha, maqaarka, lafaha iyo kuwa kale oo badan.